MAREC Company

ADEEGYADA AAN BIXINO

Waxaa nahay shirkad utaagan in ay daboosho baahida loo qabo hilibka kaluunka, waxaana irida gurigaaga kuugu keeni karnaa malaay fareesh ah.

MAREC

MAXAA NAGA FILANEYSAA

Kaluun Fresh ah

Macamiil waxaad naga heleydaa kaluun fresh ah oo mardhaw badda lagasoo baxshay.

Qiimo Jaban

Kaluunka aan heyno waxaan kugu siineynaa qiimo jaban oo ku qanciya, damaanad buuxdaneh wuu leeyahay

Keenis Deg Deg ah

Adeegeena waxaa laguugu keenayaa albaabka guriga weli sidhaqso ah, qanacsanaantaada waa mudnaanteena.

Macaamiisheena

Suaalaha la isweydiiyo?

Ciwaan sidee ku sameestaa?

Hadii aad rabtid in aad ciwaan ka sameysatid Marec ku dhufo meesha ay ku qorantahay "Ciwaan" kana sameyso ciwaan cusub ama gal mid horay ulaheyd.

Passwordka ayaa iga lumay?

Si aad usoo ceshato passwordka ciwaankaaga kaa lumay kudhufo meesha ay ku qorantahay "Soo cesho ciwaan" kabacdi geli emailkaaga. waxaa kusoodhacaya email aad ku badalaneyso passwordkaaga.

Sideen u iibsadaa malaay?

Si aad u iibsatid kaluun waxaad ku dhufatadaa dukaanso meesha ay ku qorantahay kabacdi kaluunka aad rabtid iibso.

Sidee lacagta ku bixin karaa?

Lacagta waxaa ku bixin kartaa labo qeybood waana in aad lacagta inoo keentid kasha ahaan ama in aad ku bixisid adeegyada kala ah EVC Plus, Zaad, Sahama iyo Jeeb.

Sidee ku heli karaa dalabkeyga?

Dalabkaaga waxaa laguugu keenayaa gurigaaga ama goobtaada ganacsi ama adiga ayaa soodoonan kara hadii aad goaansatid walaal.

Intee leydinkala soo xariiraa?

Waxaad nagalasoo xariiri kartaa iimeelka:company@email.com Nambarkar: 61xxxxx Xarunta: xxxxxx

Ku Bixi Lacagta

Si amaan ah oo sugan

Dalab De Deg ah

Ku hel dalabkaaga deg deg

Lacag Celin

100% damaaanad lacag celin sugan

24/7 Caawinaad

Waxaan diyaar unahay caawintaada